Booliska jaramalka ayaa bilaabay olole lagu ururinaayo ama gacanta loogu dhigaayo kumanaankun oo ka midda nuqulo ka tirsan kitaabka quraanka kariimka ah kaasoo ay dawladda jarmalku sheegtay in si khaldan loo turjumay islamarkaana uu xamabaarsan yahay nacayb dadka la galinaayo ,sharciga uu kasoo hor jeedo ,sanadkan gudihiisa ayey ahayd markii ciidamadda bilayka dalkani qaadeen olole lagu baadhayo goobo ku yaala 10 gobol oo dalkan ka midda kuwaasoo lagu tuhunsanaaa inay leeyihiin kooxo xag jira oo kitaabkan hadda la mamnuucayna dadka u qaybin jiray,kooxdan kitaabka qaybin jirtay ayaa la odhan jiray diinta saxda ah "True Religion" kuwaasoo badanaa dadka kula kulmi jiriay meelaha dadku ka atalaabaan marakay jidka go,ynayaan ,goobaha tareenadu ka baxaan iyo suuqyadda dhexdooda magaaladda Pulheim ee baadiayaha gobolka koln waxa bakhaar ku yaala laga helay 22,000 oo kitaabkan qura,aanka ah ,waxaana lagu duubay caag ay ku qoranatahay ''akhri'',kitaabkan quraanka ah waxa laga dhex saaray bulshadda kaasoo sidda wasiirka arimaha guduhuThomas de Maiziere. sheegayo xamabaarsan fariimo nacayba ah iyo fikrado sharci daro ah.
mamanuucitaanka la mamnuucay kitaabkan mushkiladdan xalin mayso sidii si habsami ah looga takhalusi lahaa kumaanan kitaab oo ah kitaabka quduuska ah ee islamaaku arintan waxay wax ka waydiisay dawlad goboleedka North Rhine-Westphalia culimo iyo aqoonyahayno muslima kuwaasoo qaarkood ku taliyeen in inta maryo lagu duubo lagu rido hog dheer islamarkaana lagu aaso meel aanay cid dulmarmaraynin,halka qaar kaloo culimada muslimka ahi sheegeen in la gubi karo ama biyo rogmanaaya oo socda la raacin karo ,sidda uu sheegayo muuq baahiyaha WDR dawladda jarmalku waxay door bidaysaa in kitaabkan lagusoo aaso saxaaraha si looga takhaluso kitaabkan islamarkaana meel nadiifa qoraalkan la geeyo dadka muslimka ahna qadarin loo tuso balse ilaa hadda aan go,aan la qaadan islamarkaana dawladu ku jirto in kitaabkan lagasoo ururiyo daafaha wadanka jarmalkoo dhan .
wasiirka arimaha gudaha dalkanThomas de Maiziere ayaa sheegaya in 100 dhalinyaro ahi wadankan ka bexeen si ay ugu biiraan kooxda daacish ee ka dagaalanta suuriya iyo ciraaq dhalinyaradan oo haleeshay ama akhriday kitaabkan sidda aadka u qalafsan loo turjumay oo qaybiyeen kooxda la yidhaahdo diinta dhabta ah "True Religion" group'' kooxdan hadda waxa laga mamnuucay inay ka hawl gasho wadankan gabi ahaanba
Elizabeth Schumacher