Munchen -istaanka/boosteejadda tareenadda ugu wayn magaaladda munchen ee caasimadda gobolka koonfeed ee bavaria ayaa waxa batay dambiyadda habeenkii ka dhaca halkaasoo dadwaynuhu cabsi ay ka qabaan in wax la yeelo ay isticmaalaan tagaasi ,dambiyadda ka dhacay istaankan tareenadda ee munchen ayaaa 188 dambi oo waxyeelo,tuugo iyo dabiyo kale iskugu jirta 6dii bilood ee hore ee sanadkan aynu ku jirno,halka ay labanlaabmeen dambiyadda goobataas ka dhacaa 6dii bilood ee damabe ee sanadkan dhanka kale maamulka magaaladaas ayaa waxay soo saareen go,aan lagu mamnuucayo in mukhaadaraadka lagu cabo baanhoofka gaar ahaan maandooriyaha khamriga oo sababa in dadka meesha isku yimaada si ay maandooriyaha ugu isticmaalan ay sabato inay hadhow sidda uu sheegayo wargayska SüddeutscheZeitun.dambiayadda ugu badani waxay ka dhacaan goobtaas habeenkii oo dadka maandooriyaha isticmaalay ay sameeyaan islamarkaana uu maandooriyaasi sabab u yahay dambiyadda,mamnuucidda la mamnuucay inay dadkaasi iyo dadwaynaha tareenadda isticmaalayaaba la yimaadaan wax maandooriye ah ayaa waxay dhaqan galaysaa bisha 1 aad ee sanadkan inagusoo fool leh xisbiyadda mucaaradka ah ayaa arintan naqdiyey oo sheegay inaanay waxaba arintani ka tarayn la adagaalanka dambiayadda
Somali News In Germany waxaad kala socon kartaa warar xaqiiqa iyo xaaladaha soomalidda dalka jarmalka
Arimaha qoxootiga
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment