Thursday, December 29, 2016

WEERARADDA LAGU QAADO QOXOOTIGA DALKAN OO HOOS U DHACAY IN YAR SANADKAN DHAMAADKA AH EE 2016

Kaam qoxooti oo ku yaala Hesse oo dab la qabadsiiyey bishii 8dada ee sanadkan ---------photo Dpa
Sidda ay sheegayso haayadda dambiyadda dalkan jarmalka BKA sanadkan waxa dhacay 921 weerar oo ka dhan ah qoxootiga  weeraradan oo 857 ay la xidhiidhaan ama ay gaysteen kooxaha lalal xidhiidhiyo garabka midigta ee xag jirka ah ayaa  ka yar kuwii sanadkii hore 2015 oo ahaa 1,031 halka weeraradda lala xidhiidhidhay inay gaysteen dadka garabka fog taageeraa ay ahaayeen 923 weerar ,dambi baadhayaashu waxay sheegayaan inay dambiyadda ama weeraradda badankoodu ahaayeen weerar lagu qaaday goob kaam ah iyo qoraalo  qoxootii nacayba goobahaas lagu qoray, halka 150 fal ay ahaayeen qaar qalalaase wata oo lagala hor yimi dadka soo galaytiga ah ee wadankan ku nool ,warbixintani tibaaxday inay jireen 66weerar oo ah dab la qabadsiiyey goobo ay qoxootigu daganaayeen ama loo qorshaynaayey in la dajiyo waxa kaloo jiray sanadkii hore 4 banabaano ama qarax oo qoxootiga ka dhana taasoo sanadkan 2016 ka dhigaysa inay weerarada qoxootiga ka dhan ahi hoos u dheceen 3 meeloodow meel ahaan ,iyadoo ay hoos u dheceen weeraradda qoxootiga loo gaysto sanadkan dhamaadka ah ee 2016 ayaa hadana xubno baarlamaanka jarmalka ahi dawladda ku booriyeen inay hawl gal badan ka samayso  sidii waxa looga qaban lahaa dadka aaminsan siyaasadda garabka fog ee badanaa weeraradda sameeya ,taasoo ka badan afar laab tiradda weeraradda ay qaadeen sanadkii 2014kii ,arintan waxa kadigay mudane baarlamaanka ugu jira xisbiga SPD islamarkaana ah khabiir xaga amaanka ah  Eva Högl, oo sheegtay inay tahay arin cabsi leh  tiradda dambiyaduna ay aad u sarayso ,dhan kale Irene Mihalic oo ah xubin ka tirsan xisbiga Greens ayaa sheegatay in dambiyadda sanadkan 2016 ay hoos u dheceen kadib markii dambiga noocaas ee cabsidda badan leh   ee weerarkii berlin suuqa kirismaska lagu qaaday waxaanu u  leenahay masuuliyad waxaanu  odhanayno  si cad


source DW

mm/cmk (dpa, EPD)

No comments:

Post a Comment