Friday, December 23, 2016

NINKII KA DAMBEEYEY WEERKII BERLIN OO LA XAQIIJIYEY IN TALYAANIGA LAGU TOOGTAY



Milano abaaro 3dii subaxnimo ee saaaka ayaa booliska roondadada ah ee magaaladda milano ee dalka talyaaniga ay ku toogteen meel  boosteejo/istaan tareenka laga raaco oo magaceeda la yidhaa  Sesto San Giovanni station.Anis Amiri oo ahaa ninkii ka dambeeyey weerarkii suuqa kirismaska berlin lagu qaaday ee 12ka qof ku dhinteen ,sidda uu sheegayo

wasiirka arimaha gudaha talyaanigu marko minuti Amiri wuxuu rasaas ku

furay askar talyaani oo roondo ahayd kadib markii ay waydiiyeen

aqoonsigiisa halkaasoo uu ku dhaawacay hal sarkaal isagana bartii lagu

toogtay ,dhank kale saxaafadda jarmalka ayaa qortay in Amiri uu

talyaanaiga tareen ku tagey isagoo sii maray dalka faransiiska

No comments:

Post a Comment