Wednesday, December 21, 2016

ZURICH NINKII MASAAJIDKA SOMALIDDA KU WEERARY OO IS DILAY



Zurich  masaajid ay soomaliddu ku tukato oo ku yaala magaaladda zurich
ee dalka iswiisarlaan ayaa xalay uu nin hubsaysani ku furay rasaas
halkaasoo oo uu ku dhaawacay 3 qofoo soomaliaya ninkan masaajidka
rasaasta ku furay ayaa ayaa maydkiisa laga helay meel wabiya oo u jirta
400 mitir  wararkuna waxay sheegayaan inuuu isagu is toogtay ,ninkan
dhalashadiisa oo ah asal ahaan wadanka galabeedka qaaradda afrika ee
gaana ayaa xili sii horaysay nin u dhahay wadanka iswiisarlaan mindi
nafta kaga jaray booliskuna ay kiiskaas baadhid ku wadeen in muddo ah
waxaanay hayeen cadayn ku saabsan DNA ama dhiiga hidaha oo ninkani
leeyahay balse mar dambe markay maydkiisa heleen ay ogaadeen inuu
ninkaas hore  ee ee mindidda lagu dilayna isagu dilay Bashir Gobdon oo
ah gudoomiyaha qurbo joogta soomalidda magaaladaasi suuriq Zurch ee
iswiisarland ayaa  saxaafadda u sheegay inay arintani daganaasho la,aan
ku keentay jaaliyadda  waana arin aragagax,argagax,aragagax mudan ayuu
ku celceliyey Gobdoon mar uu la hadlay waragayska maalinlaha ah Tages-Anzeiger. ee kasoo baxa Zurich

No comments:

Post a Comment