Saturday, December 24, 2016

MADAXWEYNAHA JARMALKA OO KA DIGAY IN WEERARKII BERLIN ISKU ROGO NACAYB DADWEYANAHA DHEXDIISA AH

madaxweynaha jarmalka  mudane Joachim Gauck---------------- photo AP
Berlin madaxweynaha jarmalka mudane  Joachim Gauck- ayaa khudbadiisii sanadlaha ahayd ee ciida miilaadiga shacabka  kula hadli jiray  xalayto ka digay in sifo kale loo isticmaalo muuqaalka cadaowga iyo argagixisadda islamrkaana madaxweynuhu wuxuu sheegay inaanay caadifadani inaga xoog badan  islmarkaana aanay isku rogin nacayb iyo qalalaaso halkii aynu ka ahaan lahayd in la difaaco wada jirka iyo naxariista cid kastoo u baahan ,fal celin iyo is caawin,waxaynu awoodnaa inaynu u badalno cadhadda iyo awood la lagu caabiyo  nacaybka iyo qalaalaasaha iyo yasitaanka dadka kale ''madaxweynuhu wuxuu sheegay inay jirto xag jirnimo xaga shicibka ah oo siyaasadda ku saabsan iyadoo arinta qoxootiga la isticmaalayo gaar ahaan xiliyadan uu dhacay weerarka argagixiso  madaxweynuhu wuxuu sheegay inaanu arintan si qoto shicibkayga ugu eedayno,iyo inaanu tuhuno kooxo gaara  siyaasiyiinta aanu dambiyaalaal ka dhign,madaxweynuhu wuxuu sheegay inaan hadalkiisu ahayn in faaqidaada siyaasiyiintu faaqidayaan arinkan siduu weerarku u dhacay la tago islamarkaana sanadkan sanadkiisa aynu xusuusan doono macanaha ay ugu fadhido maalintan oo kale oo ay noqotay qayb ka midda ciida ciida miilaadiga ,madaxweynuhu wuxuu ugu baaqay dadwaynaha jarmalka inay ahaadaan dad kalsooni ku leh wadankooda oo ay abtaan shay kasta oo damaanad qaadaya wadajirka iyo is ku xidhnaanshaha,madaxweynuhu wuxuu u mahad naqay booliska macalimiinta ,kalkaalisooyinka caafimaadka ,wuxuu si gaara ugu mahad naqay dadka qoxootiga u adeegay islamaraakana soo dhaweeyey




soo koobid
M.D
Somali news in Germany

source AFP

No comments:

Post a Comment