|
photo Dpa |
booliska magaaladda erfurt ee gobolka thuringen ayaa raadinaya makhraatiyaal kadib markii habeenimadii fasaxa todobaadka ee axadda ay 15 jarmal ahi ku garaaceen 3 nin oo qoxootiya magaaladda Sömmerda, oo u dhaw caasimadda gobolka thuringen ee bariga jarmalka qoxootigan oo la dheceen laad iyo feedh afhayeen u hadashay booliska ayaa sheegatay inaanay garanayn sababta keenatay dagaalkan., arintan ayaa dhacday markii nimankan qoxootiga ahi ay kasoo baxeen meel kilaaba oo ay u caws tageen tageen islamarkaana ay dariiqyadda magaaladaasi kula kulmeen nimankan kooxda ah ee weerary ,booliska ayaa ilaa hadda aqoonsaday 19 looga shakisan yahay inuu kamid ahaa nimanka weerarka gaystay islamarkaana boolisku waxay dadwaynaha ka codsadeen inay ka caawiyaan sidii loo heli lahaa nimaankaas weerarka gaystay sanadkan gudihiisa waxay ka dhacay weerar ama gacan kahadal ku dhexmaray qoxootiga iyo dadka deegaanka magaalaadda Bautzen taasoo sababtay inay indhaha wargisgaadhsiinta jarmalka soo jiidato badanaa bariga jarmalka ayaa waxa aalaaaba ka dhaca weeraro loo gaysto qoxootiga ama kaamamka ay daganyihiin.
The.L.G
No comments:
Post a Comment