photo Dpa |
Belin -gudoomiyaha xisbiga [CSU] mr Seehofer ayaa waraysi uu siiyey war fidiyeenadda kusheegay inuu shuruud ku xidhay kamid ahaanshaha xulafadda angela markel xisbigeeda markala eego dawladda soo socota shuruudan oo ah in qoxootiga la dhimo, in la ogolaado inay jarmalka soo galaan sankasta 200,000 oo qoxootiyi wuxuu diiday xisbiga CSU ka mid ahaanshaha dawladda soo socota sidaas waxa u sheegay saxaafaddda gudoomiye seehofer madaxa xisbiga [csu] iaydoo arintan ay raysal wasaare angela markel hore ugasoo horjeesatay ayuu hadana gudoomiyaha xisbigan CSU maanta saxaafadda horteeda arinkan si qasaba uga horcadeeyey mawqifkiisa uu ku doonayo inuu ku hor istaago ianay qoxooti soo galaan dalkan,mar gudoomiyaha xisbigan mr seehofer wax laga waydiiyey hadii arinkan cadaadis lagu saaro inuu doorashadda gali doono isagoo angela markel kasoo horjeeda wuxuu ku jawaabay waa jawaabta saxda ah taasoo ka dhigan inuu kasoo horjeesan doono xisbiga CDU iyo angela markel isagoo doonaya inuu fuliyo arinta qoxootiga lagaga hortagayo.
waxa kale oo gudoomiyaha xisbigani CSU sheegay in uu haysto kalsoonidda uu xisbigiisa ku riixi doono meel uu kaga rayn karo iska caabin kaga timaada angela markel inkastoo xisbiga angela markel ee CDU ay sheegeen inaanay ku celin doonin ogolaansha qoxootiga tiradda badan ee albaabadda loo furay sandkii hore ayuu yidhi gudoomiye seehofer,wuxuu hadalkiisa sii raaciyeey gudoomiyuhu inay dadka u daamanad qaadayaan inay ahaadaan dawlad ilaalisa eraygeeda oo ka dhab sheegta waxay balan qaado,gudoomiyuhu waxa kale oo uu sheegay inuu taageerayo inuu jarmalku qaato ama aqbalo dadka u qaba baahi dhaba in qoxootinimo la siiyo islmarkaana uu soo dhawynaayo siyaasadda arinkaas ku saabsan
diyaarintii--muuse Duco S.N.G
source----dpa, AFP, Reuters
No comments:
Post a Comment