Monday, December 5, 2016

NIN JARMALA SI BINIAADANIMADDA KA BAXSAN U DILAY SAAXIIBKII




Limburg gobolka hesse
 sheeko layaable ayey noqotay kadib markii 32 jir jaramala iyo saaxiibkii oo 52 jir ahi si xun u cabeen maandooriyaha khamriga kuwaas cabaar markii ay wada joogeen is khilaafay halkaasoo uu odayga 52 jirka ahi xiniinyaha ka alaaday saaxiibkiisii 32jirka ahaa islamarkiiba isna feedh inuu qaaday ayuu wajiga kaga dhuftay taasoo sababtay inuu odaygii matago islahalaana ku dhinto,intan oo kaliyaata kagamuu hadhi ee wuxuu lasoo baxay mindi nooca gacanta lagu qaato ah halkaasoo uu xubinta taranka kaga jray odaygii oo mayd ah,dhacdadan oo bulshadda magaaladaas degan arggax ku nqotay ayaa ahayd tii ugu horaysay ee noceeda ah ee lagu arko magaaladaas .
maxakamadda magaaladda Limburg ayaa ninkan 32jirka ah ku xukuntay 7 sanoo xadhiga islamarkaana jeelka wuxuu ku qadan doonaa 1sano iyo badh inta kalena dhakhtarka dadka la darsay ama ku walfay alkohoosha la geeyo

No comments:

Post a Comment