|
Photo: German federal police |
Hooyo jarmalaoo 21 jir ah ayaa ilamaheeda oo 10 bilood jira ay usaamaxi wayday inay ilmeheeda tareenka kala dagto alaabta ay sidatay oo ku badanayd awgeed islamrkaana uu tareenku ka dhaqaaqay inaanay imaha kasoo dajin tareenka hooyaddu waxay u safraysay magaaladda Bochum kana timi magaaladda Essen,goobta ay hooyadu ilmaha kaga tagtay waxa fadhiyey 3 dhalinyar ah oo kasoo jeeda wadanka Guinea ee galbeedka qaaradda afrika kuwaasoo ilmaha islamarkiiba dhabta ku qabtay si ay u ilaaliyaan,shaqaalaha shirkadda tareenadda ee wadankan DB oo markaykay arinta ka warheleen islamrkiiba gaadhsiiyey ciidamadda booliska fadaraalka gobolkaas kuwaaso tareenka usii istaagay istaanka tareenadda ee magaaladda Bochum ayaa ilmaha kala wareegay 3dan dhalinyarta ah oo ilmaha halkii hooyadii ugusii jiray intii uu tareenka saarna halkaas oo loogu mahad naqay dhalinyartii afrikaanka ahayd ilmihiina hooyadii gacanta laga saaray
No comments:
Post a Comment