xadadka u dhexeeya wadanka seerbiya macadonia ayaa gabi ahaanba ay
xidheen dawladaha wadamadaasi kusoo keentay inay qoxootigii usoo socday
wadamaada galbeedka yurub ku go,doomaan halkaas iyagoon haysan meelo ay
seexdaan qabowga iyo xiligii jiilaalka oo hadda lagu jiro.sidda wararku
sheegayaan dadkani waxay seexdaan meelaha tareenadda laga raaco iyo
-gidaaradaas magaaladda belgrade ee caasimadda wadanka serbia iyagoo
xaaladooda noloeed ay adagtahay barafkiina uu si aad hadda u daadanaayo.
qoxotiguna ay dalbanaayn in xadka loo furo
vedeo DW
No comments:
Post a Comment