Saturday, December 10, 2016

DADWAYNAHA JARMALKA OO KA WARWARSAN CAYDHA QOXOOTIGA LASIIYO IYO DAMBIYADDA

photo Google
Daraasad cusub oo lasoo bandhigay ayaa sheegaysa in badanka dadka jarmalku waxay ka warwarayaan inay dawladdu dhabarka u jeedin doonto qoxootiga cusub,halka dadka qaarna aaminsanyihiin inuu xadiga dambiyaddu kor u kici doono marka la eego qoxootiga cusub ee imanaaya,sidda daraasadu sheegayso qoxootiga iyo isdhexgalku wuxuu noqon doonaa  waxyaabaha ama carqaladaha ugu sareeya  ee dawladda jarmalku waajihi doonto,sidda ay sheegayso haayadda daraasadda samaysay ee Forschungsgruppe dawaynaha fikirkooda la ururriyey 100kiiba 58 waxay aaminsanyihiin in qoxootiga iyo isdhexgalkoodu yahay ajandaha koowaad ee horyaala dawldda jarmalka,warbixinta ayaa sheegaysa in 1,234 qof oo ra,yi ururin lagu sameeyey ay aaminsanyihiin in lacagta qoxootiga lagu bixiyo meel karo lagu kaydiyo ama lagu bixiyo tiradan dadka ra,yigan aaminsan oo ka dhigan boqolkiiba 60 islamarkaana ah marka 3 meelood loo qaybiyo 2 qaybood ay aaminsanyihiin fikradan ah in lacagta qoxootiga lagu bixiyo si kale loo isticmaalo halka ay qayb ahaana ay aaminsantahay in  galitaanka qoxootigu galayaan dambiyadda kor u kici doonaan  dhanka kale 3 meeloodow meel ahaan ayaa aaminsan bulshadda jarmalka in dhaqanka iyo  qiimaha bulshaddu khatar ku suganyahay marka la eego soo galitaanka qoxootigu wadankan soo galeen







DW

No comments:

Post a Comment