Tuesday, December 6, 2016

ANGELLA MARKEL OO LOO DOORTAY INAY NOQTO HOGAANKA IYO MUSHARAXA C.D.U



Hessen -mahaaladda hessen ee dalka jaramalka waxa maanta  ka
qabsoomay shirkii sanadlaha ahaaa ee uu qabsan jiray sanad walaba
xisbiga C.D.U taasoo manata lagu doortay angela markel inay noqoto
musharaxa u taagan xisbeegeeda  inay u matasho raysal wasaare .

angela markel waxay ka hadhsay qodobo dhawra kuwaasoo ay kamid ahaayen *

  • xoojinta
    dhaqaalaha  midowga yurub gaara ahaan wadanka ,inuu ingriisku ixtiraamo
    ganacsiga xorta maadama uu ka baxay midowga yurub .
  • macmuunuucidda
    lamamnuuci doono niqaabka ,hadalkeeda maanta raysalwasaaruhu waxay
    kusoo qaadatay in la mamnuuci doono maradda loo yaqaano niqaabka taasoo
    ay dumarka muslimka ahi wajiga ku xidhaan islamarkaana xaalado xaga
    amaanka ah awgeed looga hor tagaayo.
  • sidii caadada u ahayd
    angella markel waxay difaacaday qorsheheedii qoxootiga, raysalwasaare
    waxay sheegtay inay   taageersantahay  qorsheedii qoxootiga  soo
    dhawynta qoxootiga kasoo cararay wadamaddad dagaaladdu naafeeyeen sidda
    dalka suuriya. hadalkeedana waxa kamid ahaa ** ma wadda joogi doonaan
    900,000 ku ee soo galay wadankan sanadkii hore balse  qadiyad walaba si
    gaara loola dhaqmi doono.
  • angella markel waxa kale oo ay kussoo qaatay  hadalkeeda maanta in la masaafurin doono dadka codsigooda magangalyo la diiday.
  • angella
    markel waxay sheegtay inay waajihi doonto garabka fog oo ay sheegtay in
    sanadkan doorshadda soo soctaa ay tahay mid ka adag sanadihii hore ,si
    kastaba ha ahaatee angela markel waxaa sugaya waqti adag oo ay ku
    waajahayso xaalad siyaasadeed oo wadanku ku jiro iyo cabsi laga qabo in
    garabka fog ee xag jirka ahi soo galaan siyaasadda wadankan iyagoo
    kuraas badan helay doorsho goboladeedyadii sanadkan ka dhacday gobolo ka
    midda dalkan goboladaas oo ay ku jirto caasimadda wadankan ee berlin oo
    ay ka heleen cod aan laga filayn inay helaan taasoo   abuurtay warwar
    wayn
soo koobid  m.d S.N.G





No comments:

Post a Comment