|
Dpa |
labaa dhlinyar ah oo da.doodu tahay 15 iyo17 ayaa ayey booliska jarmalku gacanta ku dhigeen dhalinyartan oo looga shakisan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa mid ahaan lagu xidhay magaaladda Aschaffenburg, ee gobolka Bavaria halka ka kalena lagu xidhay magaaladda Mannheim, ee Baden-Württemberg,,dhalinyartan waxa loo haysataa inay qorshaynayeen inay weerar ku qaadaan goobaha bulshadda iyo dadwaynaha magaalooyinkaas dagan sidda ay sheegayaa qaadiyadda magaalooyinkaasi dhalintani waxay isku dayayeen inay helaan qoryo ay weerarka u adeegsadaan balse umay suuro galin ,waxa lagasoo saaray guryohooda canjaladdo iyo muuqaalo ku saabsan kuturikuteen ay leeyihiin ururka daacish ee ka dagaalama dalka suuriya islamarkaana moobiladoodana laga helay isla muuqaalo la xidhiidha ururkan daacish ,dambi baadhayaasha ayaa sheegaya in aanay ilaa hadda cadayn u ahayn inay nimanki weerarka qaadi kareen iyo in kale balse isku dayga lafteedu uu yahay dambi ,mid kamidda dhalinyarta ayaa ayey dambibaadhayaashu sheegayaan inuu hore u qabay xanuun maskexeed .
wadanka jarmlaka ayaa ku jira xaalada heeganna oo ka dhan argagixisadda kadib markii bilihii inasoo dhaafay nin suuriyaana lagu qabtay magaaladda leipyig kaasoo qorshaynaayey weeraro ka dhana dadwaynaha iyo madaaradda berlin,
No comments:
Post a Comment