photo-Dpa |
sharcigan cusub ayaa imanayaa kadib markii dawladda jarmalku qaaday talaabooyin lagu adkaynaayo amaanka wadankan kadib markii 19.12.2016 nin tuunisiyaan ahi uu gaadhi dad ku jiidhsiiyey suuq ku yaala magaaladda Berlin halkaasoo dadku ay ku foognaayeen dabaaldaga ciida masiixiga, ninkana dadka laayey ayaa ayaa dawladu amar kasoo saaratay in la masaafuriyo sanadkii hore intaanu falkan galin waxaana la xidhay bishii August sanadkii 2016, balse waa la siidaayey kadib markii la cadayn waayey aqoonsigiisa dhabta ah .
WAA INTEE TIRADDA DADKA LA RABO IN WADANKAN LAGA MASAAFURIYO GOBOL KASTA ?
16ka gobol ee dalkan jarmalka iyo tiradda la doonayo in la masaafuriyo
* North Rhine-Westphalia (NRW) 62,906oo qof
* Bavaria 16,587, oo qof
* Berlin15,166. oo qof
*Baden-Württemberg 26,769, oo qof
*Nordrhein-Westfalen 62,906 oo qof
*Mecklenburg-Vorpommern3,115 oo qof
* Niedersachsen20,002 oo qof
* Schleswig-Holstein 6,285 oo qof
* Brandenburg 6,121 oo qof
* Hessen 10,14 oo qof
* Saarland1,383 oo qof
* Thüringen 3,206 oo qof
* Sachsen 9,605 oo qof
* Sachsen-Anhalt 6,097 oo qof
* Rheinland-Pfalz 9,959 oo qof
* Bremen3,660
maap muujinaaya qaabka uu ay u ugu kala badantahay masaafurintu goboladda dalkan |
No comments:
Post a Comment