https://www.youtube.com/watch?v=ob0l82NNS28
magaaladda berlin waa magaalo ay ku noolyihiin 4 milyan oo qof kuwaasoo iskugu jira jinsiyad kasta oo ka timi aduunka daafihiisa waxaanay caan magaaladani ku tahay inay magaaladani tahay magaalada heer ka gaadhay is dhexgalka iyo is qadarinta ,hadaba maanta waxa dhacaday in nin darawal ka ah mid kamida ah tareenadda yar yar ee loo yaqaano trumka ay gabdh suuriyaana oo14 jir ah ku uu ku yidhi tareenka ka dag waayo waxay dadnayd madaxa ama waxay xidhnayd masar taasoo gabdhan darwalka ahi ay kala hadashay sameecadda tareenka una sheegtay gabdha yar ee suuriyaanka ah inaanay tareenka ay wado soo korin qof madax dadan, sidda ay sheegayso shirkadda gaadiidka dadwaynaha ee magaaladda berlin waxa baadhitaan lagu samayn doonaa muuqaalka ay duubtay kamaradda tareenku kaasoo lasoo gabagabayn doono maalinta bari ah ee khamissta .shirkadda ka masuulka ah gaadiidka dadwanuhu raacaan ee magaaladda berlin Berlin Transport Company[BVG] ayaa bogga ay ku leeyihiin barta you tube ku fidiyey dhawaan muuqaal ka hadalaaya waxayaabaha ay ogolyihiin iyo waxayaabaha aanay ogolayn .
No comments:
Post a Comment