NAASIYIINTU WAXAY LAAYEEN DAD BADAN
|
photo Dpa |
Oskar Gröning, waa 95 ka shaqayn jiray islmarkaana xog hayn kaahaa jeelashashii
dadka lagu hayn jiray intaan la layn dagaalkii labaad ee aduunka xili
uu kaligii taliyihii hitler qabsaday wadanka poland ninkani wuxuu
ururin jiray lacagta laga qaado dadka la laynaayo ama kuwa sidda
adoomaha loola dhaqmo lacagtaas oo uu magaaladda berlin usoo diri
jiray..maxakamadda heer fadaraala ee magaaladda Lüneburg ayaa ku xukuntay
4 sanoo xadhig ah kadib markii uu ku sanadkii hore rafcaan uu ka qaat
ay
eedaynta loosoo jeediyey ay maxakamaddu diiday, Oskar waxa loo haystaa
inuu ku lug lahaa dilka dad gaadhaya 300,000 oo kamid ahaa dadkii uu
xasuuqay maamulkii naasiga ahaa ee wadankan ka talin jiray dagaalkii
labaad ee dunidda.wadankan jarmalka waxa jira sharci lagu ugaasado
dadkii kasoo shaqeeyey dawladii naasiga ahayd ee hitler islamarkaana
lagu rido xukuno adag lagu rido qofkay ku cadaato inuu la shaqyn jiray
dawladaas naasiga ahayd ee xasuuqa ba,an ka gaysatay dalkan
No comments:
Post a Comment