|
booliska oo baadhitaanka ku jira - photo Dpa |
gabadh 22 jir ah oo ka tirsanayd ciidanka bilayska magaaladda Hamburg ayaa laga helay maydkeeda kayn u dhaw meel istaan/boosteejo tareena,gabdhan oo la waayey moddo 6 cisho kahor ah islamarkaana ay baadi goobkeeda ku jireen boqolaal boolisa iyagoo ka raadinaayey kaynta ama duurka loo yaqaano Sachsenwald woods ee magaaladda Hamburg,markii ugu damabaysay ee la arko waxa la helay muuqaal ay duubtay kamaradda ku xidhan xarunta istaanka/boosteejadda tareenka taasoo ay sii martay markay u socotay meesha maydkeeda laga helay ,maydkeeda ayaaiyadoo madaxa ay xabadi kaga taalo islamarkaana ay agtaalo baastooliadii ay shaqadda ku aadi jirtay ,arintan dambi baadhayaashu waxay u badinayaan inay tahay isdil ay iayaddu is dishay halka xeer ilaaliyaha magaaladaasina sheegayo inaanay gabdhan ka muuqan waxay iskubuuqa,mid kaidda asxaabteedii yaraantii ayaa booliska u sheegay inay ahayd qof furfuran oo asxaabteeda jecel markay cid is khilaafaana ay sirtiisa sheegi jirtay
No comments:
Post a Comment