photo Dpa |
XISBIGA GRUNE IYO MASUULIYIIN KALE OO ARINTAN KA HORYIMI
xisbiga grune eeBaden-Württemberg oo ay xulufo ku yihiin gobolkaas yihiin xisbiga CDU ayaa sheegay in aanay warqadda uu wasiirku soo saaray matalin xisbiyadda wadaaga ah fikirkooda waa CDU iyo Grune .
waxa kaloo kaloo arintan dhaleeceeyey Katarina Barley oo ah xoghaynta guud ee xisbiga SPD oo ku sheegtay in fikirka wasiirku la mid yahay sidda siyaasadda garabka midigta ee fog iyo fikiradda xisbiga bavaria ee CSU ,waxa jira xafiiltan ka dhexeeya xisbiyadda CSU iyo CDU taasoo ay katarina waxay sheegtay in marhoreba xisbiyadda wadaaga ah ee wadanka maamulaa ay qaateen go,aan ah in cidii aan wadanka inay joogaan xaq u lahayni si dhakhso ah u baxaan taasoo katarina waa xoghaynta SPD ye ay wasiirka arintan ku waanisay ama u sheegtay .
sidda u carabaabay gudoomiyaha wasiir goboleedyadda arimaha gudaha dalkani mr Klaus Bouillon in arintani ku koobnaan doonto wasiirkan sheegay in dadka qaabkaas loo masaafurinaayowaxa uu hadalkiisa sii raaciyey inaan warqadda uu wasiirku wato ee ku saabsan masaafurinta dadka aan lagag doodi doonin shirka xisbiga ee soo socda.
sidoo kale arintan waxa ka hadlaymasuul kamidda wasaaradda arimaha gudaha ee gobolka saarland kaasoo sheegay in mar horeba la sameey sharciga magandoonayaasha si kastaba ha ahaatee arintan uu wasiirka arimaha gudaha gobolka Baden-Württemberg, ku dooday in lamasaafuriyo qooxootiga ayey arintu kusoo ururtay in dawladdu sharci ay arintaas u samaysay arintan uu shaaciyeyna ay isaga ku koobantahay.
diyaarintii muuse duco somali news in Germany
No comments:
Post a Comment