photo Dpa |
jarmalka oo noqday goob ay isku hirdiyaan kurdida iyo turkidu
Bremen. maxakamadda magaaladda Bremen ee dalkan jaramalka ayaa bilowday dacwada lagu qaadayo laba nin oo turki aha kuwaasoo lagu eedaynaayo inay ka dambeeyeen dilka laba nin oo kurdiya islamarakaana ka tirsan ururka dawladda turkiga dagaalka kula jira ee PKK gabadh suxufiyad aha oo ku xidhnayd labadan nin ee la dilay ayaa sheegaysa inay ka wara haysay labadda basaas ee turkiga ah islamarakaana midkood uu suxufi iska dhigayey halkaasoo laba sano sano ka ho hor uu ku waraysatay labadda nin ee ay dileen si uu macaluumaad uga helo ama u basaaso, waxaanay soo gabdhani saaratay cadaymo ku saabsan sawiro ay leeyihiin basaasiintu,waxa kalay sheegtay gabdhani inay jiraan shirqoole ay fulliyeen laba nin oo kale oo turki ahi.
labadan nin ee basaasiinta ah ayaa marakay ogaadeen in laga war qabo naxay isla markaana loosoo diray fariimo badan oo ku saabsan in la dili doono.
dawladda turkiga ayaa bilowday inay 6,000 oo basaas usoo dirto dalka jarmalka kadib inqilaabkii dhicisoobay bishii july ee sanadkan basaasiintan oo ujeedadoodu tahay sidii ay culays u saari lahaayeen qoomiyadda kurdididda ee ku nool wadankan jarmalka islamarakaana ku foogan sidii ay markasta ula dagaalami lahaayeen dawladda turkiga .
No comments:
Post a Comment